Somali Voter Guides

Waxa aad ka ogaaneyso is reereebka doorashada Minnesota ee 2024
Dadka Minnesota waxay doorashada is reereebka ah ee 2024 u codeyn doonaan 13ka Ogoosto si ay go'aan uga gaaraan murashixiinta doorashada guud ee Nofeembar. Halkan ka akhriso waxa aad ka ogaaneyso is reereebka doorashada Minnesota.